Nagu Saabsan

 

SomNews, Waa mareeg warbaahineed oo baahisa wararka Soomaaliya iyo dalalka Bariga Afrika, Waa mid madax bannaan oo dhexdhexaad u ah dhammaan dadka.

Waa Mareeg ilaalisa Dhaqanka Soomaaliyeed, isla markaana ka qeyb qaadanaysa horumarinta nabadda, dowrista xuquuqda aadanaha iyo dowlad-wanaagga.

Waxaad kala xiriiri kartaa info@somnews.net

Akhrisay (0)