Qarax ka dhacay gudaha suuqa bakaaraha

0

Faah faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helaya bambo gacmeed lagu tuuray ciidamo ka tirsan dowladda federaalka oo ku suganaay suuq bakaaraha.

Dableey hubeysan ayaa bambada ku tuurtay ciidamada dowladda oo maraayay suuqa bakaaraha qeybta raashinka lagu gado.

Ilaa iyo hada lama sheegin qasaaraha ka dhashay bambada waxaana dad goob joogayaal ah ay sheegeen in dableyda ay goobta ka carartay.

La soco wixii kusoo kordhaa insha allah

Akhrisay (21)

Share.

About Author

Leave A Reply