Dhageyso: Musharixiin ka horyimid go’aan ka soo baxay guddiga doorashada madaxweynaha+Sawirro

0

Musharixiin maanta kulan ku yeeshay magaalada muqdisho ayaa waxa ay ka hor yimaadeen go’aankii ka soo baxay guddiga doorashada oo lagu joojiyay doodii loo qaban lahaa musharixiinta madaxweynaha.

War-murtiyadeed laga soo saaray kulanka ay yeesheen musharixiinta ayaa waxaa lagu sheegay in guddiga doorashada aysan xaq u laheyn in ay joojiyaan dooda musharixiinta waxaana taa badalkeed ay sheegen in baarlamaanka oo kaliya uu joojin karo dooda musharixiinta.

Halkaan hoose ka dhageyso war-murtiyadeedka oo warbaahinta loo aqriyay

Akhrisay (2)

Share.

About Author

Leave A Reply