Dhageys: Hey’adda duulista iyo saadaasha hawada soomalia oo ka hadashay diyaaraddii kusoo dhacday garoonka muqdisho

0

Iyadoo maanta garoonka aadan cadde ay kusoo dhacday diyaarad xamuul ah oo u kireysneyd howlgalka amisom ayaa waxaa dhacdada diyaaradda ay kusoo dhacday iyo sababta ka dambeysay ka hadlay hey’adda duulista iyo saadaasha hawada soomalia.

Agaasimaha hay’adda Cali Axmed Macallin oo shir jaraa’id ku qabtay garoonka diyaaraddaha ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay sababta diyaaradda ay kusoo dhacday.

Maareeyaha ayaa sheegay in diyaarada ay kasoo duushay garoonka diyaaradaha ee Entebe ee dalka Uganda, waxaana ay waday Cargo.

Halkaan ka dhageyso shirka jaraa’id maareeyaha hey’adda duulista iyo saadaasha hawada

Akhrisay (20)

Share.

About Author

Leave A Reply