Warbaahin wax dhista
Browsing Category

MAQAALLO

QORMO: Farmaajoow Maxaad Fali?

Waxa si weyn loo hadal hayaa doorashadii ka qabsoontay dalka taas oo ay ku loollamayeen 21 musharrax.Intuba waxay ku hardamayeen kursiga madaxweynenimo ee dalka.Saadaal iyo qiimeyn ay sameeyeen khubaro caalami ah ayaa beenowday.halka…

Intaadan wax falin ka fiirso (Faallo)

Amuur kastoo cusub markay ku soo wajahaan mid waddan ama mid shaqsiyadeed, waxay u baahan tahay ka fiirsi iyo ka baaraan deg iyo weliba haddey kugu adkaato inaad kala tashato dadka khibradda u leh oo aan lagu aqoonin eex iyo xumaati ay…

MAQAAL: Xageen farxadda ka heli karnaa

Inta aan sheekada idin bilaabin aan waxoogaa hordhac kooban u sameeyo farxadda iyo sida lagu helo, Tan koowaad alle ayaa bixiya farxadda ciddii uu doonana wuu siiyaa. tan labaad qofkuna in uu faraxsanaado waxey ku xeran tahay dadka uu wax…

Qormo: Maxaa loo dilay oo ay galabsadeen?

Subaxnimadii Arbacada ee ku beegnayd 25-01-2017, Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Weerar Argagixiso oo loo adeegsaday Qaraxyo baabuur iyo Weerar toos ah kaas oo ay Al-Shabaab sheegteen in ay ku layaayeen wax ay ku tilmaameen Murtadiin…