Bandhig wax soo saarka lagu soo bandhigaayay oo soomaliya ay uga qeyb gashay magaalada dubai (Sawirro)

0

Magaalada dubai ee dalka Iskutagga Imaaraadka Carabta waxaa lagu qabtay bandhig caalami ah oo lagu soo bandhigaayay wax soo saarka wadamo badan oo bandhigaan ka qeyb galay.

Ilaa 40 wadan oo soomaliya ay ku jirto ayaa bandhigaan caalamiga ah ka qeyb galay iyadoona soomaliya ay bandhigaan uga qeyb galeen Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha Soomaaliya Dr Maxamuud Maxamed Maxamuud iyo xubno kale uu hogaaminayo.

Soomaliya ayaa bandhigaan kusoo bandhigtay wax soo saarka quruxda badan ee dalkeena uu leeyahay iyadoona ay u riyaaqeen dhamaan dalalkii ka qeyb galay bandhiga.

Sawirrada bandhiga halkaan ka daawo

Akhrisay (28)

Share.

About Author

Leave A Reply