Akhriso: Madaxweynaha soomalia oo magacaabay guddi soo qiimeeya xaaladda iyo tiro koobka maxaabiista xabsiga dhexe

0

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka soomalia mudane maxamad c/llahi farmaajo ayaa magacaabay guddi soo qiimeyn doona xaaladda xabsiga dhexe ee xamar iyo maxaabiista xabsiga ku xidhan.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweyne farmaajo oo nuqul kamid ah lasoo gaarsiiyay somnes.net ayaa waxaa lagu sheegay in madaxweynaha uu magacaabay guddi soo qiimeeya xaaladda xabsiga dhexe ee xamar.

Akhrisay (53)

Share.

About Author

Leave A Reply