Akhriso: Guddiga doorashada madaxweynaha oo soo saaray jadwalka khudbadaha musharixiinta

0

Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa soo saaray jadwalka khudbadaha Musharixiinta madaxweyne ay ka hor jeedin doona baarlamaanka.

24 musharax ayaa u tartameysa xilka madaxweynaha soomaliya waxaana khudbadaha ay bilaaban doonan maalinta khamiista oo taariikhda ay ku beegantahay 2-da bisha feberaayo.

Halkaan ka Akhriso jadwalka khudbadaha musharixiinta 

Akhrisay (36)

Share.

About Author

Leave A Reply