DEG DEG: Qarax goordhaw ka dhacay magaalada kismaayo

0

Wararka ka imaanaya magaalada kismaayo ayaa waxa ay sheegayan in goordhaw qarax uu ka dhacay gudaha magaalada kismaayo.

Qaraxa ayaa waxaa lagu weeraray saldhig boolis oo ku yaala magaalada kismaayo waxaana ka dhashay qasaaro kala duwan.

Qaraxa oo ahaay bambada nooca gacanta laga tuuro ayaa lagu dhuftay saldhigga waxaana la xaqiijiyay dhimashada hal askari iyo dhaawaca 14 ruux.

Ciidamada ammaanka ayaa howlgalo ka wada agagaarka saldhigga iyagoo baadi goobaya ragii ka dambeeyay bambada lagu soo tuuray saldhigga booliska magaalada kismaayo.

 

Akhrisay (6)

Share.

About Author

Leave A Reply